Degaan ka tirsan gobolka Mudug oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro (Sawirro)

Degaanka Dhinowda ee gobolka Mudug oo 265km bari kaga toosan Magaalada Gaalkacyo ayaa qarka u saaran inuu hoos maro ciida ka dib markii uu ku habsaday bacaad buuro ku sameysan Bacaadka ayaa aasay ceelashii ay biyaha ka heli jireen shacabka degaankaas ku nool. Sidoo kale wuxuu ku habsaday xarunta Caafimaadka, masaajidka iyo dhismayaal kale ee … Continue reading Degaan ka tirsan gobolka Mudug oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro (Sawirro)